Allbanaadir.com
NEWS

Nin Oday ah oo Sadex Dhacdo oo Cajiib ah hal mar isugu soo aaday !!

Ping Kuen Shum oo heesta dhalashada dalka Canada ayaa ku guuleestay lacag aad u badan xili uu howl gab noqday sidoo kale uu u dabaal degayay sanad guurada dhalashadiisa.

Ninkan oo ku nool magaalada Vancouver ee dalka Canada ayaa ku guuleestay lacag dhan 1.5 Milyan oo dollar kadib markii uu ciyaaray qamaar, waxaana ninkan lama filaan ku noqotay lacagta badan uu ku guuleestay iyo xiliga ay kusoo aaday.

”Waa cajiib hal mar sadex dhacdo in ay iskugu kay soo aado ,in aan helay lacagtan badan anoo howl gab noqday sidoo kale dhalashadeeda u dabaal degayo waxa ay ii tahay farxad ii gaar ah” Ayuu yiri Ping Kuen Shum.

Shirkada qabatay Qamaarka uu ninkan ku guuleestay ayaa ka gaabsatay in ay shaaciso shaqada ninkan howlgabka ka noqday iyo sidoo kale da’da rasmiga ah uu ku jiro Ping Kuen Shum.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxtooyada oo War kasoo saartay Kulankii Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Wasiirka amniga oo ka hadlay sababta loo xiray maanta jidadka Muqdisho una hanjabaday..

Caydiid Ali

Ajaaniib looga shakisan yahay in ay katirsan yihiin Al Shabaab oo la qabtay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---