Dowladda Somalia ayaa ka tacsiyadeysay Geerida xanuunka badan ee ku timid hobolkii Qaranka Cabdi Tahliil Warsame oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, Waxayna Allah uga barisay Ehelka Marxuumka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed inuu samir iyo iimaan ka siiyo.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Somalia la xiriirta tacsida marxuumka.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com