Madaxweynaha mudo xileedkiisa gabo gabada yahay ee maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay guddiga Wasaaradaha mashaariicda xalka waara.
Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Hirshabelle ayaa lagu sheegay in guddigan ka shaqeyn doonaan sidii xal waara loogu heli lahaa fataahyada soo laab laabtay uu geesto Wabiga Shabelle.
Halkan ka Akhriso Wareegtada Waare soo saaray
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com