Allbanaadir.com
NEWS

Dood Cilmiyeed ku saabsan shilinka Soomaaliga oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Soomaaliya (Daawo Sawirada)

Dood cilmyeedkaan ayaa waxa soo abaabulay Kuliyadda Maamulka & Ganacsiga ee Jaamacadda Soomaaliya, waxaana ka soo qeyb galay Dhaqaalayahano  ka tirsan kuliyada Dhaqaalaha ee Jaamacadda & aqooyahano ka baxsan Jaamacadda, sidoo kale waxaa goob joog ahaay maamulka sare ee Jaamacadda, ardayda Jaamacadda & ganacsato kala duwan.

Dhamaan qubaradii ka hadashay goobta ayaa isku raacday in ay lagama maarmaan tahay in xal loo helo xaaladda uu hada maraayo  shilika Soomaaliga, isla markaasna  waxa ay xaqiijiyeen hadii aan wax laga qaban in uu horseedi karo sicir barar ku baaha guud ahaan dalka. Sida ay sheegen waxaa jira wadamo ay soo martay lacagahooda  marxaladahaan oo kale laakiin ugu dambeyntii xal wanaagsan oo waara laga gaaray,

Gabagabadii aqoonyahanadii ka soo qeyb galay doodcilmiyeedkaan ayaa waxey ugu baaqeen Bangiga dhexe  ee Soomaaliya, Wasaarada Maaliyada & guud ahaan cidii ay quseyso in ay abaabulaan  shirweyne looga tashanaaya xal u helida  shilika Soomaaliga.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Al Shabaab oo soo bandhigtay Muuqaalada Weeraro kala duwan ay ka fuliyeen Kenya (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Xisbullah oo weerar culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ku qaaday Israel

Cabdi Cade

Sacuudiga oo ku guuleystay Martigelinta Koobka Aduunka sanadka 2034

Caydiid Ali
Taboola Ads ---