Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Axmed Karaash oo mar kale ka hor yimid Wasiiradii uu magacaabay Deni (Akhriso)

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash  ayaa ka horymid wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo lagu magacaabay Wasiirada iyo Wasiiro ku-xigeen.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa waxaa lagu Cadeeyay in xilka qaadista iyo Magacaabista Golihii Wasiirada ee xalay uu sameeyay Madaxweyne Deni aan wax wadatashi ah laga sameyn isaga, sidaas awgeedna ay yihiin sharci daro.

Khilaafka labada masuul ayaa bilowday marrkii dhowaan sidan oo kale Madaxweyne deni uu magacaabay saraakiil qaabilsan amniga Madaxtooyada, waxaana uu u muuqda khilaafkan mid sii xoogeysanaya.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA KARAASH

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Khayraatka iyo Masiirka Somaliland yaa matala ? Dowlada Federaalka mise Maamulka Hargeysa ?

Cabdi Cade

Muuse Biixi oo ka hadlay masiibadii xalay ka dhacday Magaalada Jigjiga

Caydiid Ali

Dab xoogan oo qabsaday Goobo ganacsi oo kuyaala Muqdisho oo la damiyay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---