Waxgaradka Mid ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ee dega gobolada dhexe oo kulan iskugu yimid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay cadaalad daro ay sheegeen iney kala kulmeen hanaanka awood qeybsiga beelaha Galmudug ee lagu soo dhisay golaha wasiirada Maamulkaas iyo guud ahaan dowladihii isaga dambeeyey talada dalka.
Qoraal ay soo saartay beesha ayey ku sheegtay iney aad uga xun tahay sida saamigii beesha loo Duudsiiyey iyo baahida loo qabo in cadaalada la ilaaliyo.
HOOS KA AKHRISO QORAAL KASOO BAXAY BEESHA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com