Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Wasaarada Waxbarashada DF oo shaacisay xiliga la qabanayo Imtixaanka shahaadiga ah

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan ka yeeshay habka adeegga casriga ah ee Internetka

Kulankan ayaa sidoo kale  si qoto dheer looga wada hadlay imtixaanaadka shahaadiga ah iyo saameynta Covid_19 uu ku yeeshay hakadka waxbarashada, waxaana laga soo saaray go’aano kala duwan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA IYO GO’AANADA KA SOO BAXAY KULANKA.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Wararkii Ugu dambeeyay Xiisad siyaasadeed oo ka taagan Baydhabo iyo Doorashada oo laga cabsi qabo in …

Cabdi Cade

Axmed Madoobe oo loo diiday inuu booqdo Garbahaarey iyo Sababta ka dambeysa

Caydiid Ali

Canshuur yaab leh oo lagu soo rogay shacabka Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---