War saxaafadeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay shireynihii ay ku midoobi lahaayeen hal Xisbina ku noqon lahaayeen lixda Xisbi ee ku midoobay Madasha Xisbiyada Qaran.
Madasha ayaa qoraalka ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in shirweynahooda dib ugu dhigeen cudurka Caronavirus owgiis, waxa ayna xuseen in dib kasoo sheegi doonaan xiliga uu furmayo shirweynaha xisbiga.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Madasha Xisbiyada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com