Allbanaadir.com
NEWS

Madasha Xisbiyada Qaran oo bogaadisay Dibad baxyadii ka dhacay Muqdisho

War saxaafadeed kasoo baxay Madasha xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif sheekh Axmed ayaa lagu cambaareeyay dilkii booliiska degmada Boondheere ugu geesteen labo qof oo shacab ahaa.

Madasha ayaa bogaadisay dibad baxyadii rabshadaha watay ee looga soo horjeeday dilka ka dhacay Boondheere waxa ayna Madasha ugu baaqday dadka dibad baxyada dhigaya in ay ilaaliyaan amaanka sidoo kale dhooraan hantida qaranka iyo tan dadweynaha.

Warkan kasoo baxay Madasha xisbiyada Qaran ayaa sidoo kale lagu sheegay in bandowga lagu soo rogay shacabka magaalada Muqdisho uusan aheyn mid sharci ah loo maray habraacii saxda ahaa.

Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Madasha xisbiyada Qaran 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xukuumada Soomaaliya oo si layaab leh uga hadashay Shirkii Mucaaradka ku yeesheen Nairobi

Cabdi Cade

Ciidanka Danab oo burburiyey fariisimo Al-Shabaab ku lahaayen Cali Yabaal (Sawirro)

Caydiid Ali

Safiirkii Britain u fadhiyey Maraykanka oo kashifay sir u qarsooneyd Trump

Caydiid Ali
Taboola Ads ---