Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Booliska DF oo qabtay rag hubeysan oo ku dhex jiray dibed baxayaashii Muqdisho (Akhriso)

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa caawa shaaciyey iney gacanta ku dhigeen rag hubeysan oo ku dhex jiray dadkii xalay illaa saaka dibed baxyada ka dhigayey Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in dadkaas hubeysan ay falal amni daro ka wadeen caasimada iyagoo ku dhex dhuumanayey dadka dibed baxayey.

Hoos ka akhriso qoraalka Booliska

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ballaarinta xubnaha BRICS, Afrika iyo Galbeedka ma waxay u tahay isku dheelitir awoodeed ama is jiidjiid cusub?

Cabdi Cade

Dowlad aan looga baran oo shaacisay iney gargaar u soo direyso Soomaaliya

Caydiid Ali

Dowladda oo shaacisay tirada Al Shabaab looga dilay weerarkii Daaru-Naciim (Sawirro)

Cabdi Cade