Waxaa maanta si rasmi ah loo shaaciyay in heshiis ka gaareen khilaafkii ka dhashay doorashadii ka dhacay Jubbaland Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Madoobe iyo siyaasiyiinta isbadal doonka ee kala ahaa Cabdirashiid xidig iyo C/Naasir Seeraar.
Wadahadalo maalmo badan socday kadib ayaa Xidig iyo Seeeraar u tanaasuleen danta Jubbaland, waxa ayna labadan siyaasi aqbaleen natiijada doorashadii uu ku guuleestay Madaxweyne Axmed Madoobe
Halkan ka akhriso Qodobada labada dhinac ku heshiiyeen