Allbanaadir.com
NEWS

Wariye Cabdicasiis Gurbiye oo la amray in xabsiga Dhaxe lagu sii hayo

Agaasime kuxigeenka Warbaahinta Goobjoog Wariye C/casiis Axmed Gurbiye oo mudo sadex baalin ah u xiran dowlada Soomaaliya ayaa Maxkamada gobolka Banaadir amartay in xabsiga dhaxe lagu sii hayo.

Garsooraha maxkamada gobolka Banaadir ayaa warqad uu soo saaray ku faray taliyaha Xabsiga dhaxe ee Xamar in si KMG ah xabsiga uga sii hayo Wariye C/casiis Axmed Gurbiye oon wali la cadeyn dambiga loo heesto.

Siyaasiyiin, Wariyaal iyo Ururo saxaafadeed ayaa ka codsaday dowlada Soomaaliya in wariyaha xabsiga ka sii deyso, lamana oga wali xiliga Maxkamada lasoo taagi doono Wariye Gurbiye iyo dacwadaha ay dowlada kusoo oogi doonto.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Hormuud Salaam Foundation oo dalka keenay Warshada Dhalisa Ogsijiinta (Sawirro)

Cabdi Cade

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay Mareykanka iyo Foodo ka dhacday duugtiisa

Cabdi Cade

DEG DEG: Abukaate caan ah oo goor dhow lagu dilay Magaalada Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---