Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Dowlad goboleed cudurka COVID-19 awgeed u joojiyey duulimaadyada gudaha

Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa shaacisay iney Hakisay duulimaadyada Rayidka ah ee soo aada Magaalooyinka Dowlad Goboleedka HirShabelle,

Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu yiri Duulimaad gaar ah oo aan fasax heysan Lagama ogolaan doono iney isticmaalaan garoomadda Diyaaradaha HirShabeelle, iyadoo arrintan lagu sheegay iney tahay mid salka ku heysa ka hortaga cudurka COVID-19.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA MADAXWEYNE WAARE

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Rag Shabaabnimo lagu eedeeyay iyo Qaraxyo la qabtay oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Saciid Ciise: “Mucaaradka ayaa horseedaya dayacidda dalka iyo dhowrista Wadaniyada”

Caydiid Ali

Ruushka oo ku xad gudbay heshiiskii ay shalay la saxiixdeen Ukraine (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---