Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa ka hadashay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19, dadaallada socda ee lagu xakameynayo, horumarradda la gaaray iyo qorshaha la doonayo in lagu joojiyo faafintaanka cudurka
Fowsiya Abiikar Nuur ayaa intaas ku dartay in ineysan jirin kiisas cusub oo maanta la helay balse ay jiraan dad ka badan 40 qof oo baaritaano caafimaad lagu sameeyey kuwaasoo la filayo iney natiijadooda soo baxdo maalinta beri ah.
LINKKIGA HOOSE KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID EE WASIIRADA
https://www.facebook.com/OPMSomalia/videos/699894994108638/?t=0
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com