Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Cudurka COVID-19 oo ku sii fidaya Jabuuti & kiisas hore leh oo laga helay

Dawladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay 65 kiis oo cusub oo ah cudurka COVID-19 laga diiwaan-geliyey dalka.

Jabuuti waxay sheegtay In 407 baaritaan shaybaar laga helay 65-ta qof 24-kii saac ee lasoo dhaafay. Taasi waxay tirada ka dhibaysaa 363 guud ahaan dalkaas.

Guud ahaan Jabuuti waxay xanuunka ka baadhay 5,356 qof sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka dalkaasi oo warbixin ka soo saartay xaalada cudurka.

Jabuuti ayaa u muuqata in cudurka COVID-19 uu ku soo faafayo, iyadoo arintaasna ay ugu wacan tahay ciidamada shisheeye ee dalkaas saldhigyada milateri ku leh sida dad badan ay aaminsan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dabley weerartay saldhig ay leeyihiin Booliska Sacuudiga oo la laayey (Sawirro)

Caydiid Ali

Ciidamada Liyuu Booliis oo laayay dad badan oo shacab ahaa

Cabdi Cade

La taliyihii Amniga Qaranka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Iscasilay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---