Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa qoraal kasoo baxay waxaa lagu mamnuucay in deegaanada maamulkaasi soo galaan gaadiidka rakaabka ee ka yimaada dhinaca magaalada muqdisho.
War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada gaadiidka maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in la joojinayo laga bilaabo 16-ka bishan gaadiidka rakaabka ee ka yimaada Muqdisho ee taga deegaanada Koonfur Galbeed.
Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Koonfur Galbeed