Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowladda Somalia oo digniin culus ka soo saartay cudurka Coronavirus (Akhriso)

Wasaarada caafimaadka ee xukuumada Somalia ayaa caawa digniin culus ka soo saartay xaalada cudurka Coronavirus wax yar ka dib markii la xaqiijiyey in qofkii ugun horeeyey uu cudurka ugu dhintay magaalada Muqdisho.

War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaarada ayey ku sheegtay afar qof oo hor leh uu ku dhacay cudurka kuwaasoo ay ku jiraan shaqaalaha Wasaaradda qaarkood.

“Wasaaraddu waxay bulshada Soomaaliyeed mar kale ku adkaynaysaa inay guryahooda ku ekaadaan kana taxadaraan Caafimaadkooda iyo badqabkooda” ayaa lagu yiri qoraalka wasaarada oo sidan hoose u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Weerarkii xarunta G/Banaadir oo lasoo afjaray iyo Dowladda oo Shaacisay khasaaraha ka dhashay

Cabdi Cade

Wareysi uu bixiyey Blair Cottrell oo xiisad & caro xooggan ka abuuray dalka Australia

Caydiid Ali

Mareykanka oo $95.3 bilyan ku taageeray saddex dal oo ay ku jirto Israa’iil

Caydiid Ali
Taboola Ads ---