War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Wasaarada Waxbarashada xukuumada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in la joojiyay qaadashada casharada dugsiyada sanad dugsiyeedka 2019/2020-ka.
Wasaarada Waxbarashada war saxaafadeedka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in ardayda lagu qiimeenayo heerarkii duruusta ku mareen kahor intii aan lagu dhawaaqin xiritaanka dugsiyada.
Halkan ka Akhriso War saxaafadeedka kasoo baxay Wasaarada Waxbarashada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com