Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Galmudug oo go’aano ka soo saartay ka hortagga cudurka COVID-19

Gudiga ka hortaga cudurka Covid 19  ee maamulka Galmudug ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb.

Guddiggaan ayaa waxaa ay saareen qodobo ay ka mid yihiin in la xiray Xuduudaha Galmudug, sidoo kalena in la joojiyay Kulamada dadweynaha oo dhan iyagoo shacabka ugu baaqay iney ka digtoonaadaann halista cudurka, qaataana talooyinka dhaqaatiirta iyo heyaddaha caafimaadka

Hoos ka akhriso Go’aanada guddiga iyo qoraalkii ay soo saareen:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Rooble oo fuliyay Balan uu ka qaaday Xasan Sheekh iyo Shaki soo kala dhax galay Musharaxiinta

Cabdi Cade

Askar Faransiis ah oo ku dhamaatay shil dayuuradeed oo ka dhacay dalka Mali

Caydiid Ali

Tirada weriyeyaasha lagu dilay dagaalka Israel & Xamaas oo la shaaciyey

Caydiid Ali
Taboola Ads ---