Allbanaadir.com
NEWS

Gudoomiyaha Maxkamada sare ee dalka oo Go’aan cusub soo saaray (Akhriso)

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go’aan lagu kordhiyey hakinta dhageysiga dacwadaha madaniga, furashada dacwadaha Cusub, iyo racfaan qaadashada ilaa amar dambe.

War saxaafadeed kasoo baxay gudoomiyaha Maxkamada sare ayaa sidoo kale lagu sheegay  in la dhageysan doono dacwadaha ciqaabta iyada oo la adeegsan doono hab la xiriira dhinac Tignoolijiyada.

Halkan ka Akhriso Warka kasoo baxay Guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka

Related posts

Cali Guudlaawe oo balan qaad u sameeyay Waxgaradka Beesha Gaaljecel (Sawirro)

Cabdi Cade

Cidanka Jubbaland oo saldhig cusub ka sameystay degaanka Goobweyn (Sawirro)

Caydiid Ali

(Akhriso) Madaxweyne Biixi oo soo saaray Wareegto lagu magacaabay Guddi cusub

Cabdi Cade