Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxweyne Qoorqoor oo si diiran loogu soo dhoweeyey degaanka Huurshe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa safarkiisii ugu horeeyey ee uu ku tago meel ka baxsan  Magaalada Dhuusamareeb kub gaaray degaanka Huurshe ee Gobolka Galgaduud.

Safarkan ayaa la xiriira sidii loo loo dhameystiri lahaa Heshiis Dowlada Faderaalku horay u dhex dhigtay beelaha walaalaha ah ee Degaanada Xeraale iyo Huurshe wada dagan .

Qoorqoor ayaa u gudbi doona degaanka Xeraale waxaana uu labada magaalo kula kulmayaa Waxgaradka iyo qoysaskii ay colaadu dhibaatada ku gaartay oo lasiinayo lacago samir siin ah oo dowlada Faderaalku u qoondaysay reerahaasi taasoo qayb ka aheyd heshiiskii horay looga gaaray colaadii ka dhacday degaanadaas.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Kulan Saddex geesood ah oo dhexmaraya Madaxda Itoobiya, Somalia iyo Eritrea

Caydiid Ali

Askari dad u badan qoyskiisa ku laayay goob lagu aasayay Wiil uu dhalay oo geeriyooday

Cabdi Cade

Gobol ka mid ah dalka Canada oo laga mamnuucay Xijaabka Islaamka

Caydiid Ali
Taboola Ads ---