War Saxaafadeed goordhaw ay soo saareen Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka ayaa looga hadlay Fatahaada Wabiga Shabelle ka sameeyay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Waxa ay ugu baaqeen Xukuumada Soomaaliya, Ganacstada, Shirkadaha iyo Hay’adaha gar gaarka in si deg deg ah u caawiyaan dadka ay saameesay Fatahaada Wabiga Shabelle ka sameeyay Baladweyne.
Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Golaha Iskaashiga
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com