Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar adag oo lagu mamnuucayo in la boobo ama la isticmaalo dhulka ay leeyihiin ciidanka Soomaaliyeed .
Qoraal kasoo baxay Wasaarada cadaalada ayaa lagu mamnuucay in la boobo ama la isticmaalo dhulka ay leeyihiin ciidanka asluubta Soomaaliyeed, waxa ayna wasaarada amartay in dadka heesta dhulka ciidanka asluubta in ay baneeyaan.
Halkan ka Akhriso qoraalka kasoo baxay Wasaarada cadaalada