Maamulka Somaliland ayaa soo saaray amar deegaanada maamulkeeda uga mamnuucayaan in ay yimaadaan dadka ka imaanaya Qaarada Yurub iyo sidoo kale Waqooyiga Ameerika.
Madaxweyne kuxigeenka maamulka Somaliland oo sidoo kale ah gudoomiyaha guddiga u diyaar garowga iyo kahaortaga Caronavirus ayaa ku amray diyaaradaha deegaanada Somaliland kasoo degaya in aysan soo qaadi karin dadka ka imaanaya Yurub iyo Amerika.
Halkan ka akhriso Go’aanka kasoo baxay Somaliland
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com