Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa Qoraal kasoo saaray wararka sheegaya in la xaday isbadalna lagu sameeyay Dastuurkii ay ansixiyeen ergada Soomaaliyeed Agoosto 1, 2012.
Qoraalka kasoo baxay Guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa lagu beeniyay in la xaday ama wax laga badalay dastuurka KMG ee hada lagu shaqeeyo, waxa ayna xuseen in Dastuurkan yahay kii saxda ahaa.
Halkan ka Akhriso Qoraalka Guddigan kasoo baxay
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com