Allbanaadir.com
NEWS

Ogeysiis Muhiim ah oo loo hayo Qurbo Joogta Soomaaliyeed

Waxa la ogaysiinayaa dhamaan qurbo-joogta soomaliyeed  ee ubadkooda lajecel in ay bartaan quraan kariimka ah iyo shareecada islaamka in Markaska ALBAANI ONLINE oo ah dugsi casri ah oo looga bartay waxbarsho tayo leh in uu bishan qaadanayo arday cusub caruur iyo dad waawaynba leh.

Waxa dugsiga kuugu diyaaraa macalimiin khibrad leh iyo manhaj waxbarasho oo tayo leh,adigoo udhiganaaya hab casri ah oo ONLINE ah.

        Maadooyinka dugsiga lagu dhigan-doonaa waa sidan :

  • Quraanka kariimka ah
  • Higaad
  • Ducooyin(adkaar)
  • Axaadiis
  • Tafsiirka quraanka
  • Siiro
  • Luuqda carabiga
  • Fiqhi

WAXA AAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA:

E-MAIL: markasualbaani@gmail.com
Whatsapp: +252634734474
Skype: Markis Al-baani Online
Viber/ imo: +252634734474

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Ismaaciil Max’ed Xuseen oo la wareegay xilkii uu u Magacaabay duqa Muqdisho (Sawirro)

Caydiid Ali

Ruushka iyo Ukraine oo maanta is dhaafsaday Maxaabiis dagaal lagu kala qabsaday

Cabdi Cade

Itoobiya oo War cusub ka soo saartay damaceeda badda Somalia

Caydiid Ali
Taboola Ads ---