Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Puntland oo shaacisay Ujeedka uu Muqdisho u imaanayo Madaxweyne Deni (Akhriso)

Shir maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ku yeesheen golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa lagu go’aamiyay in Madaxweynaha Puntland Saciid Deni iyo wefdi uu hogaaminayo tagaan magaalada Muqdisho.

Puntland ayaa sheegtay ujeedka Madaxweynaha Puntland u tagayo magaalada Muqdisho in ay tahay ugogol xaarida shirka maamulka Puntland gogoshiisa dhigtay ee la doonayo in ay isugu yimaadaan  dowlada federaalka iyo maamul goboleedyada.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka Puntland kasoo baxay

Related posts

Xisbullaah oo duqeymo culus ku garaacday saldhigyo ciidan oo Isra’il kuyaalla

Cabdi Cade

Faahfaahin: Iska horimaad Khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Caydiid Ali

Xassan Shiikh oo booqday ciidanka Badda DF ee lagu tababaray Eritreya (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---