Maamulka Jubbaland ayaa taageero u muujiyey War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirkii Wadatashiga Puntland ee shalay lagu soo gebagebeeyey Garowe.
War-Saxaafadeed kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in shirkaasi uu ahaa mid looga hadlay waxyaabo dan u ah Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Puntland.
Labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland ayaa ah isku jaal ah oo ka soo horjeeda siyaasada ay dalka ku Maamulayaan madaxda DF.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA JUBBALAND.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com