Allbanaadir.com
HIRSHABELLENEWS

Dacwad laga gudbiyay Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo taliye Ciidan (Akhriso)

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Hiiraan Cabdiraxiin Muxumed Taakooy ayaa qoraal dacwado ah oo ka dhan ah Gudoomiyaha gobolka Hiiraan iyo Taliyaha qeybta Asluubta Gobolka u gudbiyay madaxda sare ee maamulka Hirshabelle.

Warqada dacwada ayuu ku sheegay Gudoomiyaha Maxkamada in gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraale iyo taliyaha asluubta gobolka ay wadaan ku takri fal awoodeed iyo falal ka baxsan sharciga.

Waxa uu warqada dacwada ah ku sheegay Gudoomiyaha Maxkamada gobolka Hiiraan in Caraale iyo taliyaha asluubta ay sifo sharci daro ah xabsiga uga sii daayeen dad danbiyo loo heesto sidoo kale ku kaceen falal kale oo sharciga lidi ku ah.

Halkan ka Akhriso Warqada Dacwada ah ee loo gudbiyay Madaxda Hirshabelle

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Shiikh Shaakir:” Koonfur Galbeed waa Galmudug, Galmudugna waa Koonfur galbeed”

Caydiid Ali

Gaari sahay kala duwan u waday Al-Shabaab oo la qabtay

Caydiid Ali

Reer Galbeedka oo ka walaacsan in Ruushka kusoo qaado weerar mugdi galin kara

Cabdi Cade
Taboola Ads ---