Wasaarada caafimaadka Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in kiiskii ugu horeeyay oo cudurka Caronavirus lagu arkay magaalada Muqdisho, waxa ayna Wasaarada ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed in taxadar muujiyaan.
Wasarada Caafimaadka ayaana soo saartay talooyin caafimaad oo ku socda bulshada si looga hortago faafitaanka cudurka halista ah ee Caronavirus iyo sidii ay bulshada cudurkaasi uga taxadari lahaayeen.
Halakn ka Akhriso talooyinka Caafimaad ay soo saartay Wasaarada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com