Guddiga qaban qaabada 60-guurada Xuska Xoriyadda iyo Midnimada Soomaaliya uu magacaabay Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray War saxaafadeed ku aadan sida loo weyneenayo xuska maalmaha xuriyada.
War Saxaafadeed ay soo saareen Guddiga qaban qaabada ayey ugu baaqeen Madaxda maamul goboleedyada in a qeyb qaataan qorshaha heer qaran ee soo dejisay dowlada federaalka Soomaaliya.
Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com