Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

(Akhriso) Maamulka Galmudug oo ka hadlay dagaalkii xalay ka dhacay Dhuusamareeb

Maamulka Galmudug ayaa war ka soo saaray iska horimaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb kaasoo dhexmaray ciidamo taabacsan Galmudug iyo kuwa Ahlu sunna.

Iska horimaadkan ka dhacay Dhuusamareeb ayaa bilowday markii gaari ay la socdeen ciidamada Ahlu sunna oo kasoo baxay xerada Inji uu jiiray kontrol ay joogeen ciidamada Galmudug sida wararku sheegayaan, lamana sheegin cid wax ku noqotay.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor-qoor ayaa ahlu suna ku eedeeyey iney ka dambeysay iska horimaadka xalay dhacay, isagoo ku baaqay in nabada la ilaaliyo.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Deni & wafdigiisa oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Jabuuti (Sawirro)

Caydiid Ali

Rajada Madaxweyne Farmaajo oo xumaatay iyo Heshiis Sadex geesood ah oo la gaaray

Cabdi Cade

Jilaa dilay Hooyadiis sidoo kale qorsheeyay Dilka Ra’isul Wasaare oo xukun lagu riday

Cabdi Cade
Taboola Ads ---