Safiirkii Somalia u fadhiyay dalka Jabuuti Ambassador Max’ed Cali Nuur ayaa xilkii laga qaaday ka dib wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad.
Wareegtada ayaa lagu sheegay in Ambassador Max’ed Cali Nuur loo magacaabay Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia.
Amarka lagu magacaabay Xoghayaha joogtada ah ee Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia ayaa waxaa bixiyey raisul wasaare Khayre sida ku xusan wareegtada.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com