Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Golaha Wasiirada Somalia oo ansixiyey guddi ka kooban Shan xubnood (Magacyada)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ansixiyay xubna lagu biiriyay guddiga sare ee bangiga dhexe ee dalka oo ka kooban shan xubnood.

Xubnaha guddiga kamdi noqnaya maamulka sare ee baniga ee la meel mariyay oo kala ah, Prof. Xuseen A. Warsame, Dr. Aweys Sheekh, Dr. Abdisamad N. Looyaan, Sakhaawadiin M. Mohamed iyo Mr. Cusmaan S. Gabeyre, ayaa buuxiyay shuruudaha looga baahnaa mas’uuliyiinka kamid noqonaya guddiga maamulka bankiga.

Shirka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa sidoo kale lagu meel mariyay siyaasadda deegaanka, heshiis dhex maray wasaaradda waxbarashada iyo UNESCO iyo is afgarad dhex maray wasaaradda ganacsiga dalka iyo wasaaradda maalgashiga dalka Masar.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Xaaskkii Sheekh Aboud Rogo oo lagu xukumay 10-Sano oo Xabsi ah (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

Senator Ilyaas Gaboose oo beeniyey in lagu xiray Kismaayo

Caydiid Ali

Wasiirka amniga oo War cusub ka soo saaray shaqaaqadii garoonka Aadan cadde

Caydiid Ali
Taboola Ads ---