Golaha Aqalka Sare ee baarlamanka Somalia ayaa si kulul uga jawaabay qoraal uu soo yeeray Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegayay in sharciga Batroolka ee uu saxiixay Madaxweynaha Somalia aanu soo marin habraaca Sharci-Dejinta dalka, isla markaana aanu waafaqsanayn Dastuurka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay aqalka Sare ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay qoraalka Mahad Salaad, waxaana dhinaca kale lagu faahfaahiyey hab-raaca loo maray ansixinta sharcigan.
Halkan ka akhrido qoraalka aqalka sare
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com