Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Magacaabay Guddi farsamo oo soo qiimeya dadka dhistay inta u dhexeeysa Garoonka diyaaradaha Baydhabo iyo Isbitaalka Magaaladaas.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa lagu Magacaabay Guddiga oo ka kooban 13-xubnood, kuwaasoo qiimey sax ah ku soo sameeyn doona dadka sida Sharci darada ah u dhistay goobahaas.
Hoos ka akhriso wareegtada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com