Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Maxaa ka jira in Sharciga Batroolka aan loo marin habraaca sharci dejinta dalka?

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamanka Somalia ayaa ka hadlay sharciga Batroolka ee uu madaxweynuhu saxiixay.

waxaa uu sheegay in sharciga Batroolka uusan soo marin Habraaca Sharci-Dejinta Dalka, uusana Waafaqsana Dastuurka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa soo saaray qoraalkan hoose isagoo cuskanaya qodobo kala duwan.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Mid kamid ah Wasiiradii uu Magacaabay Madaxweynaha K/Galbeed oo Caawa is casilay

Cabdi Cade

Amiir Alwaleed Bin Talal oo Saami ka iibsaday barta Snapchat

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo maanta u ambabaxaya safar dibada ah

Caydiid Ali
Taboola Ads ---