Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeesay dowlada Kenya in faragalin siyaasadeed iyo mid amni ay ku heyso Soomaaliya, waxa ayna dowlada Federaalka sheegtay in ay tilabaooyinka Kenya qaadeyso u wanaagsaneyn xiriirka labada dal.
War Saxaafaeeedka kasoo baxay dowlada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xeerarka caalamiga ah kasoo horjeedaan in dowlada Kenya ciidankeeda qeybta ka ah AMISOM aysan u adeegsan qal qal galinta amniga iyo faragalin siyaasadeed.
Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka dowlada kasoo baxay
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com