Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta kursigaasi u tartameysa iyo xiliga ay doorashada dhaceyso.
Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sidoo kale la go’aamiyay in ay dhacdo 30-ka bishan April 2018-ka oo ku beegan isniinta , waxaana musharaxiinta Khudbadaha waxqabadkooda u jeedinayaan Xildhibaanada 25-ka ilaa iyo 26-ka bishan April.
Halkan ka Akhriso Shuruudaha Musharaxiinta laga rabo
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com