Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumada Soomaaliya ayaa waxa shaacisay iney bulshada la wadaagayso dadaalada ku aadan xanuunka coronavirus oo laga xaqiijiyay in lagu arkay 18 dal oo dunida ku kala yaal.
Wasaaraddu waxay sheegtay in iyadoo gudaneysa gudashada waajibaadkeeda qaran ay dejisay qorsheyaal ay uga hor tagayso in xanuunkan halista ah uu dalka soo galo, ayna heegan gelisay howlwadeeno loo tababaaray iney ka fal celiyaan marka xaaladahan oo kale ay yimaadaan
Wasaaradda oo arrimahan faahfaahineysa ayaa waxay soo saartay war murtiyeedka hoos ku lifaaqan:
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com