Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose waxaana la soo sheegayaa inuu halkaasi doon ku tagay.
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan uu barqadii maanta gaaray Kismaayo.
Dowladda Soomaaliya ayaa baadi goob ugu jirtay Cabdirashiid Janan oo dhawaan ka baxsaday xabsi uu ugu xirnaa oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
La soco wixii soo kordha
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com