Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ahna kusimaha Madaxwaynaha Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa baaq u diray dhamaan daneeyayaaasha Galmudug iyo beesha caalamka in ay kala shaqeeyaan dhamaystirka Galmudug loo dhan yahay.
Halkan ka Daawo Baaqa Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com