Maamulka Jubbaland oo war ka soo saaray xaalada Wasiirkii amniga Maamulka Jubbaland Cabdi Janan oo maanta ka baxsaday xabsi uu ugu xirnaa dowlada Somalia.
Qoraal caawa ka soo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay iney walaacsan yihiin Cabdi Janan , iyagoo DF ka dalbaday iney meel ku sheegto.
Hoos ka daalaco qoraalka Jubbaland
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com