Maamulka Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey dabkii xalay ka kacay qeyb ka mid ah dhismaha xarunta Bankiga oo ku taalla degmada Xamar-weyne ee magaalada Muqdisho.
Maamulka Bankiga ayaa sheegay in dabkaasi uusan geysan wax khasaare ah, waxayna u u mahad celiyeen Ciidanka Dab demiska iyo Hay’addaha Amniga oo gacan weyn ka geystay in la laga hortago Khasaare ka dhasho dabkaasi.
Hoos ka akhriso qoraal uu soo saaray Maamulka Bankiga dhexe
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com