Afar kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shuruudo adag waxa ay ku xireen ka qeybgalka doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Gamudug.
Musharaxiinta ayaana War murtiyeed wadajir ah ay soo saareen waxa ay kusoo bandhigeen ilaa lix shuruud ay ku xireen in ay ka qeyb galayaan doorashada Madaxweynaha hadii la fuliyo.
Halkan ka Akhriso Shuruudaha musharaxiinta soo saareen
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com