Allbanaadir.com
NEWS

Dhaawacyadii maanta laga duuliyey Muqdisho oo laga dejiyey Ankara (Sawirro)

Lix qof oo qabay dhaawacyo daran oo ka soo gaaray qaraxii maalmo ka hor la dhacay Ex-control Afgooye ayna ku jireen howlwadeenno u dhashay dalka Turkiga oo maanta ka ambabaxay Muqdisho ayaa galabta gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Dhaawacyadan oo ahaa injineero u dhashay dalka Turkiga oo ka qeyb qaadanayey dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayey maanta dayuurad gaar ah oo ay soo dirtay dowlada Turkigu ka qaaday magaalada Muqdisho.

Waxaa garoonka dayuuradaha Ankara kusoo dhoweeyey diyaaraddii sidday wasiirka Caafimaadka dalka Turkiga iyo saraakiil ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Turkiga.

HOOS KA DAAWO VIDEO IYO SAWIRO

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Turkiga oo wiiqaya Rejadii ay dalalka Sweden iyo Finland ka qabeen in ay ku biiraan NATO

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Dhismaha Tiyaatarka Qaranka oo si aan caadi aheyn loo qurxiyey

Caydiid Ali

Waan-waantii laga dhex waday Madaxda DF iyo Musharaxiinta oo horumar laga gaaray

Caydiid Ali
Taboola Ads ---