Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Shaakir ayaa soo saaray War-saxaafadeed lagu sheegay in ahlu suna aysan qeyb ka aheyn wax uu ugu yeeray Doorashada boobka ah ee DFS ay dooneyso in maamul loogu dhiso Galmudug.
Ahlusunna waxa ay caddeysay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay soo xushay Xildhibaanada Galmudug 69 ka mid ah, islamarkaana loo diiday Odayaasha dhaqanka in ay soo xulaan.
Hoos ka akhriso qoraalka ahlu suna oo dhameystiran.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com