Allbanaadir.com
NEWS

Dhaqtar Hindi ah oo Daweenaya Dhalmo la’aanta raga iyo cuduro kale oo Kalkaal Hospital Imaanaya

Isbitaalka Takhasusiga ee Kalkaal ee magaalada Muqdisho ayaa bulshada Soomaaliyeed ku war galinaya in Isbitaal uu imaanayo kana howl galayo Dhaqtar u dhashay dalka Hindiya oo ku takhasusay Dhalmo la’aanta raga, xanuunada kilyaha iyo kaadi mareenka.

Dhaqtarka oo ka howlgala Isbitaalo kuyaala Hindiya ayaa Muqdisho u imaanaya sidii uu bulshada Soomaaliyeed uga daweyn lahaa dhalmo la’aanta raga iyo xanuuno kale, waxa uuna dhaqtarkan Isbitaalka imaanaya 18-1-2020, waxa uuna joogi doonaa ilaa 28-1-2020.

Cudurada oo Dhaqtarkan Daaweyn doono waxaa kamid ah

1-Daaweynta Dhalmo la’aanta raga

2-Qaliinka dhagxaanta kilyaha iyo kaadi mareenka

3-Qaliinka qanjirka Burustaatada

4-Furista tubooyinka Kaadi mareenka

5-Qaliinada Kaadi mareenka

6-Daaweynta Infegshinada

7-Daaweynta Daciifnimada raganimada

Isbitaalka Takhasusiga ee Kalkaal ayaa sidoo kale dalka idiin keenay Mishiinka E S W L oo burburiya dhagxaanta kilyaha iyada oon wax qaliin ah lagu sameyn , waxa uu sidoo kale Isbitaalka Kalkaal idiin keenay raajo Digital ah.

Kalkaal Hospital ayaa dhamaan qaliinada uu fulinayo u adeegsanaya habka casriga ee loo yaqaan Laproscopy, waxaana Isbitaalka mar walbo u taagan yahay sidii uu u haqab tiri lahaa baahiyaha caafimaad ay qabaan bulshada Soomaaliyeed.

Waxii Faah faahin ah kala xiriir Tell:0617633661 ama 0617633662 Sidoo kale kala xiriirka Numberka gaaban ee 4040.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Amiirka Al Shabaab oo ka hadlay arimo Xasaasi ah oo ay kamid tahay Muranka Badda

Cabdi Cade

Wasiir Fiqi oo lacag ku bixinaya dacaayado ka dhan ah Xildhibaanadii mooshinka…

Cabdi Cade

NISA oo xirtay weriye dhowaan soo wareystay hogaamiye ka tirsan Al-Shabaab

Caydiid Ali
Taboola Ads ---