Wafdi Dowlad-goboleedka Jubbaland u dirtay gobolka Gedo ayaa Dowladda Federaalka Soomaliya ku eedeeyey iney faragelin ku hayso gobolka Gedo iyo guud ahaan Jubbaland.
War-saxaafadeed uu soo saaray wafdigan ayaa xog buuxda ka bixinaya qodobo ay ka mid yihiin dhibaatooyin la sheegay inay Dowladda Federaalku ku waddo gobolka Gedo, xariggii wasiirka amniga Jubbaland iyo xayiraaddii duulimaadka diyaaradaha.
Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com