Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Puntland oo ka soo horjeesatay sharci uu ansixiyey Baarlamanka Somalia (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray mowqifka ay ka taagan tahay Hindise-sharciyeedka shidaalka Soomaaliya ee ay dhowaan ansixiyeen labada aqal ee Baarlamanka Somalia.

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in sharcigan uusan waafaqsaneyn dastuurka Qaranka iyo kan dowlad goboleedka Puntland, iyadoo qoraalka Puntland uu sidan u qornaa:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Gaari uu lahaa Gudoomiye Yuusuf Maxamed Waceys oo la qarxiyay iyo khasaaro ka dhashay

Cabdi Cade

Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta Soomaaliyeed iyo Carruurtooda

Cabdi Cade

Isfaham horudhac oo laga gaaray khilaafkii DF & K/Galbeed

Caydiid Ali
Taboola Ads ---